Maanta oo kale 1995tii waxaa la daawaday filimka Akele Hum Akele Tum iyo natiijada uu gaaray.

0
455

Filimka Akele Hum Akele Tum waa filim Romantic Drama ah waxaana hogaaminayo Super Star Aamir Khan oo ay ku wehliso atariishada Manisha Koirala halka uu Directed ka yahay Mansoor Khan.

Filimkaan sheeko ahaan aadka u wanaagsan ayaa la daawaday 1dii December 1995tii balse sidii la filaayay Box Officeka kama noqonin.

Akele Hum Akele Tum waxaa lagu qarash gareeyay 4.50 crore wuxuuna Box Officeka kasoo xareeyay 7.06 crore balse kooxda cajalada ayaa qiimo qaali ah laga siiyay sidaasna kusoo celin waayay qarashkii ka baxay asigoona noqday Flop ama filim guul dareystay.

Adiga ahaan wali ma daawatay filimkaan? Sideena u aragtaa sheekadiisa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here