Maanta oo kale 8dii Novemver 1996dii waxaa la daawaday filimka Actinka ee uu hogaamiyaha ka ahaay Sunny Deol waxayna filimkaan isku dhaceyn filimka Sapoot oo Box Officeka ku fashilmay.

Jilayaasha filimka; Sunny Deol, Meenakshi Sheshadri, Danny Denzongpa, Amrish Puri iyo kuwa kale.

Taariikhda la saaray; 8dii November 1996dii.

Tiyaatarada la saaray; 220 tiyaatar.

Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 80 Lakh.

Sadaxda maalmood ugu horeyso lacagaha uu keenay; 2.27 crore.

Isbuuciisa koowaad lacagaha uu keenay; 4.28 crore.

Guud ahaan gudaha India lacagaha uu kasoo xareeyay; 15.23 crore.

Lacaga uu ka keenay isku darka dal iyo dibad; 26.57 crore.

Lacagahaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo; 152.28 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay;  6.25 crore.

Lacagaha ay kooxda cajaladaha ka heleen; 8.41 crore.

Natiijada uu gaaray; Super Hit.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here