20ka September 1996dii maanta oo kale waxaa la daawaday filimka ay soomaalida u taqaano Mithun usha ee Daanveer hadaba halkaan hoose kaga bogo warbixinta filimka.
Fililmka; Daanveer.
Jilayaasha; Mithun Chakrborty, Rambha, Prem Chopra, Asrani iyo kuwa kale.
Director; T.L.V. Prasad.
Lacagta lagu qarash gareeyay; 2.5 crore
Lacagaha uu soo xareeyay; 2.52 Crore
Darajada uu gaaray; Flop.