Maanta oo kale 1996dii waxaa la daawaday filimka jilayaasha waaweyn la isugu keenay ee Shakhti-The Power iyo darajada uu Box Officeka ka gaaray.

0
497

20ka September 1996dii maanta oo kale waxaa la daawaday filimka jilayaasha waaweyn la isugu keenay ee Shakhti-The Power hadaba halkaan hoose kaga bogo warbixinta filim

Fililmka; Shakhti – The Power.

Jilayaasha; Krisma Kapoor, Nana Patekar, Sanjey Kapoor, Deepti Naval, iyo jilayaal kale waxaana muuqaalo marti ah kuleh SRK iyo Aishwarya Rai.

Director; Krishna Vamsi.

Lacagta lagu qarash gareeyay; 10 crore

Lacagaha uu soo xareeyay; 8.47 Crore

Darajada uu gaaray; Flop.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here