Waxaan dhawaan soo qornay in Sunny Deol uu 1996dii usoo baxay filimka Chatak isla markaasna uu Super Hit noqday asigoona Box Officeka kasoo xareeyay lacag ka badan 15 crore.

Hadaba sidoo kale maanta oo kale 8dii Novemver 1996dii waxaa la daawaday filimka Sapoot oo ay hogaamiyaha ka ahaayeen jilayaasha Akshey Kumar iyo Sunny Deol wuxuuna darajo ahaan noqday Flop asigoona dooqa daawadayaasha uu noqday filimka Chatak.

Hadaba halkaan kaga bogo macluumaad ku saabsan filimka Sapoot iyo sida uu Flop ku noqday.

Filimka; Sapoot.

Nooca filim; Action.

Jilayaasha filimka; Akshey Kumar, Suniel Shetty, Karisma Kapoor, Sonali Bendre, Kader Khan iyo kuwa kale.

Tiyaatarada la saaray; 240 tiyaatar.

Maalinta koowaad lacaga uu keenay; 74 lakh.

Sadaxda maalmood ugu horeyso lacaga uu keenay; 2.07 crore.

Isbuuciisa koowaad lacagaha yy keenay; 3.53 crore.

Guud ahaan lacagaha uu keenay; 6.60 crore.

Isku darka dal iyo dibad lacagaha uu ka keenay; 11.74 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 67.72 crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 6.50 crore.

Lacagaha ay saami ahaan u heleen kooxda cajaladaha qeybiyo; 3.39 crore.

Natiijada uu filimkaan gaaray; Flop.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here