Maanta oo kale sanadkii 1997dii waxaa la daawaday filimka xiisaha leh ee uu Mega Star Salman Khan ku matalay labada door hadaba xogtiisa oo dhameystiran halkaan kaga bogo;

Filimka; Judwaa.

Tiyaatarka la saaray; 220 shaashad.

Taariikhda la daawaday; 7dii bishii Febraayo 1997dii.

Nooca filim; Masala.

Jilayaasha; Salman Khan, Krisma Kapoor, Rambha, Kader Khan iyo kuwa kale.

Maalinta koowaad; 76 lakh.

Sadaxda maalin ugu horeyso; 2.19 crore.

Todobaadkiisa koowaad; 4.03 crore.

Cimri ahaantiisa; 13.14 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 131.11 crore.

Isku darka gudaha India iyo daafaha caalamka; 24.28 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 6.25 crore.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 7.07 crore.

Tirada dadka tikidka u goosatay; 13,634,000 qof.

Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Hit.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here