Maanta oo kale 1998dii waxaa la daawaday filimka Hero Hindustani iyo darajada uu Box Officeka ka gaaray.

0
803

23dii Oktobar 1998dii maanta oo kale Diwali waxaa la daawaday filimka soomaalida aadka u jeceshahay ee Hero Hindustani ee jaceylka iyo shactirada isugu jiro hadaba halkaan hoose kaga bogo macluumaad filimkaan ku saabsan;

Jilayaasha Filimka; Arshad Warsi, Namrata Shirodkar, Paresh Rawal, Kader Khan, Shakti Kapoor iyo kuwa kale.

Director; Aziz Sejawal

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 2.75 crore.

Lacagaha uu keenay; 1.94 crore.

Natiijada uu gaaray; Flop.

Filimkaan ayaa Box Officeka Flop ka noqday balse soomaaliya aad ayaa looga jeclaa wuxuuna kamid ahaa aflaamtii waqtigaas la xiiseyn jiray misna dadka aadka u jeclaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here