Filimka Shera waa mid kamid ah filimada sida weyn looga daawan jiray shineemooyinka Somaalida waxaana la daawaday maanta oo kale 1999kii.
Hadaba halkaan kaga bogo xogta filimkaan oo dhameystiran;
Filimka; Shera.
Tiyaatarka la saaray; 115 tiyaatar.
Taariikhda la daawaday; 5tii Febraayp 1999kii.
Nooca filim; Action.
Jilayaasha; Mithun Chakraborty, Vineeta, Gulshan Grover, Rami Reddy iyo kuwa kale.
Maalinta koowaad; 33 lakh.
Sadaxda maalin ugu horeyso; 86 lakh.
Todobaadkiisa koowaad; 1.36 crore.
Cimri ahaantiisa; 2.61 crore.
Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 23.66 crore.
Isku darka gudaha India iyo daafaha caalamka; 4.52 crore.
Lacagaha lagu qarash gareeyay; 2 crore.
Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 1.15 crore.
Tirada dadka tikidka u goosatay; 2,461,000 qof
Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Flop.
Adiga waligaa ma daawatay filimkaan hadii aad daawatay tiro intee jeer ayaad daawatay?
celcelis ahaan 46