Maanta oo kale sanadkii 2000 waxaa la daawaday filimka Pukar hadaba halkaan hoose kaga bogo xogtiisa.

Filimka; Pukar

Tiyaatarka la saaray; 250 shaashad.

Taariikhda la daawaday; 4tii Febraayo 2000

Nooca filim; Action.

Jilayaasha; Anil Kapoor, Madhuri Dixit, Namrata Shirodkar, Om Puri iyo kuwa kale.

Maalinta koowaad; 83 lakh.

Sadaxda maalin ugu horeyso;2.53 crore.

Todobaadkiisa koowaad; 4.69 crore.

Cimri ahaantiisa; 13.30 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 90.34 crore.

Isku darka gudaha India iyo daafaha caalamka; 25.07 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 17 crore.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 6.99 crore.

Tirada dadka tikidka u goosatay; 9,415,000 qof.

Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Flop.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here