Filimka Yeh Dil Aashiqanaa waxaa la daawaday maanta oo kale 18dii Janaayo 2002dii waxaana hogaamiye ka ah jilayaasha da’da yaraa ee Karan Nath iyo Jividha Sharma hadaba halkaan hoose kaga bogo xogta filimkaan iyo natiijada uu Box Officeka ka gaaray.

Filimka; Yeh Dil Aashiqanaa.

Waqtiga la daawaday; 18dii Janaayo 2002dii.

Jilayaasha; Karan Nath, Javidha Sharma, Aruna Irani, Aditya Pancholi iyo kuwa kale.

Tiyaatarada la saaray; 160 shaashad.

Directed; Kuku Kohli.

Maalinta koowaad; 47 lakh.

Sadaxda maalin ugu horeyso;
1.47 crore.

Todobaadkiisa koowaad; 2.57 crore.

Guud ahaan lacagaha uu India ka keenay; 6.21 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 38.69 crore.

Isku darka dal iyo dibad ganacsiga uu sameeyay; 10.57 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 4.25 crore.

Tirada dadka tikid u goostay filimkaan; 4,024,000 oo qof ayaa tikid u goosatay.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladihiisa iibsatay; 3.10 crore.

Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Average.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here