Filimka Swades ayaa maanta oo kale 17dii December 2004tii la daawaday waxaana Shahrukh Khan doorkiisa filimkaan lagu siiyay abaal marinta FilmFare qeybta atooraha ugu wanaagsan hadaba halkaan hoose kaga bogo macluumaad filimkaan ku saabsan.

Filimka; Swades.

Taariikhda la daawaday; 17dii December 2004tii.

Nooca filim; Drama.

Jilayaasha; Shahrukh Khan, Gayatri Joshi, Kishori balal iyo kuwa kale.

Tiyaatarada la saaray; 350 tiyaatar.

Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 1.63 crore.

Sadaxdiisa maalmood ugu horeeyo ganacsiga uu sameeyay; 5.15 crore.

Isbuuciisa koowaad lacagaha uu keenay; 8.28 crore.

Lacagaha guud uu India ka keenay; 16.31 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 45.63 crore.

Isku darka dal iyo dibad ganacsiga uu ka sameeyay; 34.64 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 22 crore.

Tirade tikidka u goosatay filimkaan; 4,745,000 oo qof.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 7.35 crore

Darajada uu Box Officeka ka gaaray; Flop.

Inkastoo uu filimkaan Flop noqday hadana wuxuu SRK ku qaatay bilada atooraha ugu fiican 2005tii kaasoo ay bixiso shirkada FilFare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here