Maanta oo kale 2006dii waxaa la daawaday filimka Kabul Express iyo natiijada uu Box Officeka ka gaaray.

0
670

Waxaa maanta oo kale sanadkii 2006dii la daawaday filimka Kabul Express kaasoo looga hadlayay xaalada wariyaasha ku sugan wadanka Afganistaan waxaana jilaayo John Abaram iyo Arshad Warsi hadaba halkaan hoose kaga bogo macluumaad u gaar ah filimkaan.

Filimka; Kabu Express.

Nooca filim uu yahay; Drama.

Xiliga la daawaday; 15tii December 2006dii.

Jilayaasha; John Abraham iyo Arshad Warsi.

Tiyaatarada la saaray; 275 tiyaatar.

Maalinta koowaad ganacsiga uu sameeyay; 1.49 crore.

Sadaxdiisa maalmood ugu horeeyo lacagaha uu keenay; 4.87 crore.

Isbuuciisa koowaad lacagaha uu keenay; 7.21 crore.

Lacagaha guud uu soo xareeyay; 11.69 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 21.62 crore.

Isku darka dal iyo dibad lacagaha uu keenay; 21.40 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 12 crore.

Tirade dadka tikidka u goostay; 2,249,000 qof ayaa tikid u jaratay.

Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Flop.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here