Maanta oo kale 2006dii waxaa la daawaday filimka qiirada leh ee Vivah ee ay hogaaminayaan Shahdi Kapoor iyo Amrita Rao iyo darajada uu gaaray.

0
928

Viva waa mid kamid ah filimada ugu fiican ee uu sameeyay Shahid Kapoor noloshiisa waana filim guuleystay waliba darajada Blockbuster gaaray.

Filimkaan oo ka hadlaayo sida uu yahay dhaqanka hindiga ee guurka ayaa waxaa fariintiisa loo dhigay qaab heer sare waana mid filimka ka caawisay inuu si weyn u gadmo misna Blockbuster noqdo.

Hadaba halkaan kaga bogo xog kasta oo filimkaan ku saabsan;

Filimka; Vivah.

Goorta la daawaday; 10kii November 2006dii.

Nooca filim; Drama.

Jilayaasha; Shahid Kapoor, Amrita Rao, Anupam Kher, Alok Nath iyo kuwa kale.

Tiyaatarada la saaray; 200 tuyaatar.

Director; Sooraj Barjatya.

Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 83 lakh.

Sadaxda maalmood ugu horeyso lacagaha uu keenay; 2.84 crore.

Isbuuca koowaad lacagaha uu keenay; 5.63 crore.

Guud ahaan lacagaha uu keenay; 31.56 crore.

Isku darka dal iyo dibad lacagaha uu ka keenay; 49.56 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 98.48 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 8 crore.

Saamiga ay kooxda cajaladaha qeybiyo ka heleen; 19.52 crore.

Tirade guud ee tikidka u goosatay filimkaan; 10,241,000 qof ayaa tikid u goosatay.

Darajada uu Box Officeka ka gaaray; Blockbuster.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here