Maanta oo kale 2007dii waxaa la daawaday filimka Deepika Padukon kusoo caanbaxday Blockbusterka weyna noqday ee Om Shanti Om kaasoo uu hogaamiye kayahay SRK.

0
1071

Maanta oo kale sanadkii 2007dii waxaa la daawaday filimka Om Shanti Om kaasoo ay kusoo caanbaxday atariishada Deepika Padukone.

Filimkaan oo uu hogaamiye kayahay boqorka Bollywoodka ee Shahrukh Khan ayaa noqday Blockbusterka sanadka ugu weyn asigoona soo xareeyay 78.16 crore.

Hadaba warbixinta filimka oo dhameystiran halkaan hoose kaga bogo;

Filimka; Om Shanti Om.

Nooca filim uu yahay; Masala.

Taariikhda la daawaday; 8dii November 2007da.

Jilayaasha; Shahrukh khan, Deepika Padukone, Arjun Rampal, Shreyas Talpade iyo kuwo kale.

Tiyaatarada la saaray; 1200 tiyaatar.

Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 5.53 crore.

Sadaxda maalmood ugu horeyso lacagaha uu keenay; 21.47 crore.

Isbuuciisa koowaad lacaga uu keenay; 36.38 crore.

Lacagaha guud ee uu keenay gudaha India; 78.16 crore.

Iskudarka lacagaha dal iyo dibad uu ka keenay; 149.87 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jangooyo; 172.85 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 40 crore.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajalada qeybiyo; 40 crore.

Tirada dadka tikidka u goostay; 17,974,000 qof

Darajada uu gaaray; Blockbuster.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here