Maanta oo kale 2010kii waxaa la daawaday filimka shactirada badan ee No Problem iyo natiijada uu Box Officeka ka gaaray.

0
747

Maanta oo kale sanadkii 2010kii waxaa tiyaatarada India la saaray filimka jilayaasha badan la isugu keenay ee No Problem hadaba halkaan hoose kaga bogo macluumaad ku saabsan.

Filimka; No Problem.

Jilayaasha; Sanjay Dutt, Anil Kapoor, Akshey Khan, Suniel Shetty, Presh Raul iyo kuwa kale.

Nooca filim; Comedy.

Taariikhda la daawaday; 10kii December 2010.

Tiyaatarada la saaray; 1350 tiyaatar.

Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 4.21 crore.

Sadaxdiisa maalmood ugu horeeyo lacagaha uu keenay; 14 crore.

Todobaadkiisa koowaad lacagaha uu keenay; 20.98 crore.

Guud ahaan lacagaha uu gudaha India ka keenay; 28.47 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 43.25 crore.

Isku dar dal iyo dibad lacagaha uu ka keenay; 45.07 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 40 crore.

Tirada dadka tikidka u goosatay filimkaan; 4,498,000 oo qof.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 14.60 crore.

Natiijada filimkaan uu gaaray; Flop.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here