Filimka; Special 26.

Tiyaatarka la saaray; 1600 shaashad.

Taariikhda la daawaday; 8dii Febraayo 2013da.

Nooca filim; Thriller.

Jilayaasha; Akshay Kumar, kajol Aggarwal, Anupem Kher Manoj Bajpai iyo kuwa kale.

Maalinta koowaad; 5.87 crore.

Sadaxda maalin ugu horeyso;23.59 crore.

Todobaadkiisa koowaad; 38.70 crore.

Cimri ahaantiisa; 65.47 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 74.56 crore.

Isku darka gudaha India iyo daafaha caalamka; 103.62 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 50 crore.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 32.08 crore.

Tirada dadka tikidka u goosatay; 7,753,000 qof.

Natiijada uu Box Officeka ka gaaray; Semi Hit.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here