Maanta oo kale 2014tii waxaa la daawaday filimkii ugu dambeeyay ee uu SRK wado kaasoo darajada Super Hit gaaray.

0
952

Maanta oo kale sanadkii 2014tii waxaa la daawaday filimka Happy New Year kaasoo uu hogaamiye ka ahaa jilaaga Shahrukh Khan hadaba halkaan kaga bogo macluumaad ku saabsan filimkaas.

-Jilayaasha filimka; Shahrukh Khan, Deepika Padukone, Abishek Bachchan, Boman Irani, iyo kuwa kale.

-Director; Farah Khan.

-Maalinta koowaad wuxuu keenay; 36 crore.

-Sadaxdiisa maalmood ugu horeysay wuxuu keenay; 93 crore.

-Isbuuciisa koowaad wuxuu keenay; 133 crore.

-Guud ahaan lacagta uu soo xareeyay; 178 crore.

-Lacagaha lagu qarash gareeyay; 150 crore.

-Darajada uu gaaray; Super Hit.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here