Filimka Airlift waa filim nafta kusoo celiyay Super Star Akshay Kumar kadib markii uu mudo 2 sano Hit la’aan ahaa mudadii u dhaxeysay 2014tii ilaa 2016dii inkastoo uu keenay filimka guusha wacan gaaray ee Gabbar is Back balse Hit dhameystiran ma noqon oo Semi Hit ayuu ahaa.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo xogta aad Airlift uga baahantahay.

Filimka; Airlift.

Xiliga la daawaday; 22dii Janaayo 2016dii.

Nooca filim; Drama.

Tiyaatarada la saaray; 1950 tiyaatar.

Jilayaasha; Akshay Kumar, Nimrat Kaur, Purab Kohli iyo Kumud Mishra.

Directed; Raja Krishna Menon

Qaabka uu ku furmay; Average.

Maalinta koowaad; 11.12 crore.

Sadaxda maalin ugu horeyso; 42.57 crore.

Todobaadkiisa koowaad; 79.29 crore.

Cimri ahaantiisa; 123.46 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 68 crore.

Isku darka dal iyo dibad lacagaha uu ka keenay; 209.97 crore.

Tirada dadka tikidka u goostay; 12,483,000 qof.

Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 59.65 crore.

Natiinada uu gaaray; Super Hit.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here