Maanta oo kale 2016dii waxaa soo baxay filimka lacagaha ugu badan abid soo xareeyay Bollywoodka ee Dangal iyo xogta aad uga baahantahay oo dhameystiran.

0
679

Filimka Dangal waa filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay abdi Bollywoodka markii laga hadlaayo gudaha India waxaana kaliya kabadan Bahubali 2 balse markii laga hadlaayo isku darka gudaha India iyo daafaha caalamka looma dhawaan karo Dangal asigoona soo xareeyay lacago kor u dhaafayo 2000 oo crore waana qiyaastii lacago u dhaxeeyo 311 Million ilaa 340 Million dolar.

Hadaba halkaan kaga bogo xogta oo dhameystiran;

Filimka; Dangal.

Taariikhda la daawaday 23da December 2016dii.

Nooca filim; Drama.

Tiyaatarada la saaray; 4250 tiyaatar.

Jilayaasha; Aamir Khan. Sakshi Tanwar, Fatima Sana Shaikh iyo Sanya Malhotra.

Directed; Nitish Tiwari.

Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 29.16 crore.

Sadaxda maalin ugu horeyso lacagaha uu keenay; 104.53 crore.

Todobaadkiisa koowaad lacagaha uu keenay; 192.38 crore.

Lacagaha guud uu India kasoo xareeyay’; 374.53 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 132 crore.

Tirade tikidka u goosatay filimkaan; 36.996,000 qof ayaa tikid u goosatay.

Saamiga ay kooxda cajaladaha filimkaan ka heleen; 182.95 crore.

Darajada uu gaaray; All Time Blockbuster.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here