Home » Box Office » Maanta oo kale 21-sano ka hor Director David Dhawan labadiisa filim DEEWANA MASTANA Vs MR. & MRS. KHILADI ayaa isku dhaceen!

Maanta oo kale 21-sano ka hor Director David Dhawan labadiisa filim DEEWANA MASTANA Vs MR. & MRS. KHILADI ayaa isku dhaceen!

Maanta oo kale 10 October 1997 waxaa tiyaatarada la wada saaray filimada caanka ah DEEWANA MASTANA Vs MR. & MRS. KHILADI waxaana xusid mudan in labadan filim wada guuleesteen uu Director ka wada ahaa David Dhawan.

Sidoo kalena labadan filim waxaa atirisho kowaad ka wada ahayd Juhi Chawla oo siweyn loogu amaanay sida ay matashay sidoo kalena labadeeda filim wey u wada guuleesteen.

Aqristayaasheena qiimaha badan sida filimada DEEWANA MASTANA Vs MR. & MRS. KHILADI u wada guuleesteen iyo xogahooda dhameestiran ee aan keedka shabakada Boxoffice India (BOI) kasoo xiganay fadlan hoos kaga bogo:

DEEWANA MASTANA waxaa wada jileen Anil Kapoor, Govinda iyo Juhi Chawla

Tiyaatarada la saaray: 230

Maalinta kowaad –  72 Lakh

Sedexda maalmood ugu horeyso – 2.23 Crore

Todobaadka kowaad – 4.14 Crore

Cimri ahaantiisa Lacagta nadiifka ah: 13.59cr

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 7 Crore

Saamiga kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 7.26 Crore

Lacagta canshuurta ka hor: 23.25cr

Lacagta suuqyada caalamka: $300,000

Lacagta isku darka dibad & dal: 24.33cr

Tirada guud ee Tikit u goosteen: 12-milyan iyo 84,000 oo qof

Lacagtiisa haddii sicirka maanta lagu jaangooyo: 120.84cr

Qiimeynta sheekada filimkam IMDb Rating: 6.7/10 (1,925 qof ayaa u codeesay inuu filim wanaagsan yahay)

Natiijadiisa rasmiga ah: HIT

MR. & MRS. KHILADI waxaa wada jileen Akshay Kumar iyo Juhi Chawla

Tiyaatarada la saaray: 190

Maalinta kowaad –  62 Lakh

Sedexda maalmood ugu horeyso – 1.91 Crore

Todobaadka kowaad – 3.37 Crore

Cimri ahaantiisa Lacagta nadiifka ah: 9.39cr

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 5.75 Crore

Saamiga kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 4.80 Crore

Lacagta canshuurta ka hor: 16.12cr

Lacagta suuqyada caalamka: $175,000

Lacagta isku darka dibad & dal: 16.75cr

Tirada guud ee Tikit u goosteen: 8-milyan iyo 515,000 oo qof

Lacagtiisa haddii sicirka maanta lagu jaangooyo: 85.15cr

Qiimeynta sheekada filimkam IMDb Rating: 6.7/10 (5,267 qof ayaa u codeesay inuu filim wanaagsan yahay)

Natiijadiisa rasmiga ah: SEMI HIT

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *