21dii December maanta oo kale 2012dii waxaa tiyaatarada la saaray filimka haatan tiyaatarada saaran ee Dabangg 3 qeybtiisa labaad ee Dabangg 2 kaasoo noqday Blockbuster weyn.
Hadaba halkaan hoose kaga bogo xogta filimkaan oo kooban.
Filimka; Dabangg 2.
Xiliga la daawaday; 21dii December 2012dii.
Tiyaatarada la saaray; 3400 tiyaatar.
Nooca filim uu yahay; Action.
Jilayaasha; Salman Khan, Sonakshi Sinha, Prakasha Rai iyo Vinod Khanna.
Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 19.21 crore.
Sadaxdiisa maalin ugu horeyso lacagaha uu keenay; 58.43 crore.
Isbuuciisa koowaad lacagaha uu keenay; 99 crore.
Lacagaha guud uu india kasoo xareeyay; 149.52 crore.
Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 197.41 crore.
Isku dar dal iyo dibad lacagaha uu keenay; 249.23 crore.
Lacagaha lagu qarash gareeyay; 84 crore.
Saamiga ay ka heleen kooxda cajaladaha; 83,77 crore.
Tirade dadka tikidka u goosatay filimkaan; 20,528,000 oo qof ayaa tikid u goosatay filimkaan.
Darajada uu gaaray; Blockbuster.