Maanta oo kale 5 April waxaa soo baxeen aflaan fariin ahaan kala duwan sidoo kalena natiijo ahaan kala duwan kuwaas oo ay Bollywood-ka sameeyeen. Haddaba waxaan idiin heynaa sedex filim oo caan ah maanta oo kale soo baxeen ganacsiga ay sameeyeen, natiijada ay la kulmeen iyo xogahooda oo dhameestiran oo keedka shabakada Boxoffice India (BOI) ku diiwaan gashan:

Aankhen (5 Apr 2002): Amitabh Bachchan, Akshay Kumar, Paresh Rawal, Arjun Rampal Sushmita Sen & Bipasha Basu.

Director: Vipul Shah

Cimri ahaantiisa lacagaha uu keenay: 17.48 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 17 Crore

Saamiga kuwa cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 9.51 Crore

Tirida tikit u goosatay: 9-milyan & 493,000 oo qofood

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa: 94.93 Crore

Natiijadiisa: Average

Qiimeynta sheekada: 7.4/10 IMDb rating

Chasme Badoor (4 Apr 2013): Ali Zafar, Taapsee Pannu, Rishi Kapoor, Anupam Kher, Sidharth.

Director: David Dhawan

Cimri ahaantiisa lacagaha uu keenay: 42.16 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 20 Crore

Saamiga kuwa cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 20.54 Crore

Tirida tikit u goosatay: 4-milyan & 9,000 oo qofood

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa: 49 Crore

Natiijadiisa: HIT

Qiimeynta sheekada: 5.4/10 IMDb rating

Romeo Akbar Walter (5 Apr 219): John Abraham, Mouni Roy, Jackie Shroff iyo Sikandar Kher.

Director: Robbie Grewal

Cimri ahaantiisa lacagaha uu keenay: 38.88 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 48 Crore

Saamiga kuwa cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 18.66 Crore

Tirida tikit u goosteen: 3-milyan & 880,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa: 38.88 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta sheekada: 6.5/10 IMDb rating

Aqriste sedexdan filim midkee ka heshaa daawashadiisa ama kusoo jiidatay sheekadiiisa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here