Maanta oo kale 5 May waxaa soo baxeen sedex filim oo caan ah kuwaas oo fariin ahaan, ganacsi ahaan iyo natiijo ahaan kala duwan balse ka siman inay hogaamiyaal ka yihiin atoorayaal iyo atirishooyin Bollywood-ka caan ka ah.

Maanta oo kale waxaa soo baxeen Chal Mere Bhai, 36 China Town & Prem, fadlan xogtooda oo dhameestiran hoos kaga bogo waxaana kasoo xiganay keedka shabakada Boxoffice India (BOI):

Chal Mere Bhai (5 May 2000) waxaa wada jileen Sanjay Dutt, Salman Khan iyo Karisma Kapoor.

Director: David Dhawan

Tiyaatarada la saaray – 290

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 11.65 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 14 Crore

Saamiga laga helay – 6.20 Crore

Tirada tikit u goosteen – 8-milyan & 365,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 83.65 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Flop

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $590k

Ganacsigiisa dibad & dal – 22.28 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 4.7/10 IMDb Rating

36 China Town (5 May 2006) waxaa wada jileen Akshaye Khanna, Karisma Kapoor, Shahid Kapoor, Upen Patel, Paresh Rawal iyo jilaayaal kale.

Tiyaatarada la saaray – 450

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 23.05 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 19 Crore

Saamiga laga helay – 10.65 Crore

Tirada tikit u goosteen – 6-milyan & 207,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 62.07 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Semi Hit

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $1.20m

Ganacsigiisa dibad & dal – 37.92 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 5.6/10 IMDb Rating

Prem (5 May 1995) waxaa wada jileen Sanjay Kapoor, Tabu Deepak Tijori & Amrish Puri

Tiyaatarada la saaray – 140

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 3.87 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5 Crore

Saamiga laga helay – 1.73 Crore

Tirada tikit u goosteen – 4-milyan & 473,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 44.73 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Flop

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – Lagama daawanin

Ganacsigiisa dibad & dal – 6.54 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 4.1/10 IMDb Rating

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here