Maanta oo kale 5 December waxaa soo baxeen sedex filim oo caan ah Soomaalida aad u daawato fariin ahaana kala duwan sidoo kalena natiijo kala duwan la kulmeen waxaana idiin heynaa macluumaadka filimadaas oo dhameestiran.

Filimada Action Jackson, Qahar & Tehzeeb ganacsiga ay sameeyeen, natiijada ay la kulmeen iyo xog walbo oo aad kaga baahan tihiin fadlan hoos kaga bogo waxaana kasoo xiganay keedka shabakada BOI:

Action Jackson (5 Dec 2014) waxaa wada jileen Ajay Devgn, Sonakshi Sinha, Yami Gautam & Manasvi Mamgai.

Director: Prabhu Deva

Tiyaatarada la saaray – 3350

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 57.44 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 93 Crore

Saamiga laga helay – 29.98 Crore

Tirada tikit u goosteen – 7-milyan & 640,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 76.40 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Flop

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $1.61m

Ganacsigiisa dibad & dal – 88.87 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 3.3/10 IMDb Rating

Qahar (5 Dec 1997) waxaa wada jileen Sunny Deol, Suniel Shetty, Armaan Kohli, Sonali Bendre, iyo kuwo kale.

Director: Raj Kumar Kohli

Tiyaatarada la saaray – 200

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 6.10 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 4 Crore

Saamiga laga helay – 3.13 Crore

Tirada tikit u goosteen – 5-milyan & 973,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 59.73 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Average

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $30k

Ganacsigiisa dibad & dal – 10.72 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 3.9/10 IMDb Rating

Tehzeeb (5 Dec 2003) waxaa wada jileen Shabana Azmi, Urmila Matondkar, Arjun Rampal iyo Dia Mirza.

Director: Khalid Mohamed

Tiyaatarada la saaray – 80

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 93.50 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5 Crore

Saamiga laga helay – 33 Lakh

Tirada tikit u goosteen – 265,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 2.65 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Disaster

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $100k

Ganacsigiisa dibad & dal – 1.86 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 6/10 IMDb Rating

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here