Maanta oo kale 3 May waxaa soo baxeen labo filim Action ah oo daawasho ahaan laga xiiso dhigeyn qaabka fariintooda loo dhigay iyo bandhiga jilaayaasha shaashada ka muujiyeen waxayna labadan filim kala yihiin Shootout At Wadala iyo Blank, xogtooda oo dhameestiran labadan filim hoos kaga bogo:

Shootout At Wadala (3 May 2013): waxaa wada jileen Anil Kapoor, John Abraham Manoj Bajpayee, Kangana Ranaut, Sonu Sood, Tushaar Kapoor iyo kuwo kale.

Tiyaatarada la saaray – 2200

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 53.59 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 49 Crore

Saamiga laga helay – 27.22 Crore

Tirada tikit u goosteen – 7-milyan & 127,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 71.27 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Average

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $1.61m

Ganacsigiisa dibad & dal – 82.55 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 5.9/10 IMDb Rating

Blank (3 May 2019): waxaa wada jileen Sunny Deol, Karan Kapadia, Ishita Dutta, Karanvir Sharma iyo kuwo kale.

Tiyaatarada la saaray – 1100

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 5 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 16 Crore

Saamiga laga helay – 2.34 Crore

Tirada tikit u goosteen – 405,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 5 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Disaster

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $70k

Ganacsigiisa dibad & dal – 6.41 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 6.2/10 IMDb Rating

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here