Maanta oo kale 9 May waxaa soo baxeen sedex filim oo caan ah Soomaalida aad u daawato fariin ahaana kala duwan sidoo kalena natiijo kala duwan la kulmeen waxaana idiin heynaa macluumaadka filimadaas oo dhameestiran.

Filimada Bhootnath, Ishq Vishk & Sanam ganacsiga ay sameeyeen, natiijada ay la kulmeen iyo xog walbo oo aad kaga baahan tihiin fadlan hoos kaga bogo waxaana kasoo xiganay keedka shabakada BOI:

Bhootnath (9 May 2008) waxaa wada jileen Amitabh Bachchan, Juhi Chawla, Aman Siddiqui, Priyanshu Chatterjee iyo Rajpal Yadav. Halka SRK uu muuqaal marti ah ku lahaa.

Director: Vivek Sharma

Tiyaatarada la saaray – 625

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 23.89 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 20 Crore

Saamiga laga helay – 10.81 Crore

Tirada tikit u goosteen – 4-milyan & 967,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 50 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Average

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $1.40m

Ganacsigiisa dibad & dal – 38.79 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 6.3/10 IMDb Rating

Ishq Vishk (9 May 2003) waxaa wada jileen Shahid Kapoor, Amrita Rao iyo Shenaz Treasury

Director: Ken Ghosh

Tiyaatarada la saaray – 155

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 7.74 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5 Crore

Saamiga laga helay – 3.66 Crore

Tirada tikit u goosteen – 3-milyan & 10,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 30 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Average

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $60k

Ganacsigiisa dibad & dal – 12.26 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 6/10 IMDb Rating

Sanam (9 May 1997) waxaa wada jileen Manisha Koirala, Vivek Mushran, Anupam Kher, Dalip Tahil, Kader Khan, Anjan Srivastav, Gulshan Grover iyo Shakti Kapaoor. Halka Sanjay Dutt muuqaal marti ah ku lahaa.

Director: Aziz Sejawal

Tiyaatarada la saaray – 90

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 1.73 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 1.75 Crore

Saamiga laga helay – 69.25 Lakh

Tirada tikit u goosteen – 1-milyan & 93,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 20 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Flop

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $22k

Ganacsigiisa dibad & dal – 3.10 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 4.9/10 IMDb Rating

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here