
Maanta oo kale 1 May waa maalin labada Superstar fanka Hindiya laga jecel yahay Akshay Kumar iyo Govinda usoo baxeen labo filim oo caan ah sheeko ahaana la wada jecel yahay sidoo kalena Soomaalida dhankooda daawasho ahaan laga xiiso dhigeyn waxayna filimadaas kala yihiin Gabbar Is Back iyo Aunty No. 1, haddaba macluumaadka labadan filim oo dhameestiran fadlan hoos kaga bogo waxaana kasoo xiganay keedka shabakada BOI:
Gabbar Is Back (1 May 2015) waxaa wada jileen Akshay Kumar, Shruti Haasan, Suman Talwar & Jaideep Ahlawat.
Tiyaatarada la saaray – 3100
Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 86.85 Crore
Lacagaha lagu qarash gareeyay – 79 Crore
Saamiga laga helay – 43.18 Crore
Tirada tikit u goosteen – 10-milyan & 743,000 oo qofood.
Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 107.43 Crore.
Natiijadiisa rasmiga ah: Semi Hit
Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $2.92m
Ganacsigiisa dibad & dal – 135.81 Crore
Qiimeynta sheekadiisa – 7.1/10 IMDb Rating
Aunty No. 1 (1 May 1998) waxaa wada jileen Govinda, Raveena Tandon, Harish, Kareena Grover & Kader Khan.
Tiyaatarada la saaray – 160
Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 5.34 Crore
Lacagaha lagu qarash gareeyay – 3.75 Crore
Saamiga laga helay – 2.56 Crore
Tirada tikit u goosteen – 5-milyan & 37,000 oo qofood.
Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 50.37 Crore.
Natiijadiisa rasmiga ah: Below Average (Sababta u guul dareestay waxay tahay saamiga qolyaha cajaladaha qeybiyaan inuu sareeyay dibna uusan celinin.)
Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $60k
Ganacsigiisa dibad & dal – 9.42 Crore
Qiimeynta sheekadiisa – 4.3/10 IMDb Rating