Maanta oo kale 8 May waxaa soo baxeen labo filim caan ah kuwaas oo daawasho ahaan la xiiseeyo balse natiijo kala duwan tiyaatarka ama dhanka Boxoffice-ka kala kulmeen waxayna kala yihiin Duplicate iyo Piku.

Fadlan macluumaadka labadan filim oo dhameestiran hoos kaga bogo waxaana xogtooda kasoo xiganay shabakada BOI oo faaf faahisay ganacsigooda dibad iyo dal iyo natiijada rasmiga ah ee la siiyay:

Duplicate (8 May 1998) waxaa wada jileen SRK, Juhi Chawla, Sonali Bendre & Gulshan Grover.

Director: Mahesh Bhatt

Tiyaatarada la saaray – 230

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 10.17 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 9.50 Crore

Saamiga laga helay – 5.14 Crore

Tirada tikit u goosteen – 8-milyan & 574,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 85.74 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Flop

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $1m

Ganacsigiisa dibad & dal – 21.49 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 5.5/10 IMDb Rating

Piku (8 May 2015) waxaa wada jileen Amitabh Bachchan, Deepika Padukone & Irrfan Khan.

Director: Shoojit Sircar

Tiyaatarada la saaray – 1300

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 78.38 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 42 Crore

Saamiga laga helay – 35.54 Crore

Tirada tikit u goosteen – 7-milyan & 581,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 78.38 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: HIT

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $5.64m

Ganacsigiisa dibad & dal – 141.26 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 7.6/10 IMDb Rating

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here