Maanta oo kale 7 May waxaa soo baxeen sedex filim oo caan ah kuwaas oo kala ah Hogi Pyar Ki Jeet, Kartoos & Badmaash Company waxayna la kulmeen natiijooyin kala duwan ayadoo labo ka mid ah Boxoffice-ka ama tiyaatarka ku hardameen.

Haddaba macluumaadka dhameestiran filimada Hogi Pyar Ki Jeet, Kaartoos & Badmaash Company hoos kaga bogo waxaana kasoo xignay shabakada BOI:

Hogi Pyar Ki Jeet (7 May 1999) waxaa wada jileen Ajay Devgn, Arshad Warsi, Neha, Mayuri Kango iyo kuwo kale.

Director: P. Vasu

Tiyaatarada la saaray – 195

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 10.06 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 6 Crore

Saamiga laga helay – 5.54 Crore

Tirada tikit u goosteen – 8-milyan & 475,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 84.75 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Semi Hit.

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $75k

Ganacsigiisa dibad & dal – 17.62 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 4.3/10 IMDb Rating

Kartoos (7 May 1999) waxaa wada jilaan Sanjay Dutt, Jackie Shroff, Manisha Koirala, Gulshan Grover & kuwo kale.

Tiyaatarada la saaray – 230

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 7.59 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 8.75 Crore

Saamiga laga helay – 3.98 Crore

Tirada tikit u goosteen – 6-milyan & 262,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 62.62 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Flop

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $95k

Ganacsigiisa dibad & dal – 13.44 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 5.2/10 IMDb Rating

Badmaash Company (7 May 2010) waxaa wada jileen Shahid Kapoor, Anushka Sharma, Vir Das iyo jilaayaal kale.

Tiyaatarada la saaray – 1100

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay – 32.87 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 29 Crore

Saamiga laga helay – 14.66 Crore

Tirada tikit u goosteen – 5-milyan & 63,000 oo qofood.

Sicirka maanta lacagtiisa maxay u dhigantaa – 50.63 Crore.

Natiijadiisa rasmiga ah: Semi Hit

Ganacsigiisa suuqyada caalamka – $820k

Ganacsigiisa dibad & dal – 48.46 Crore

Qiimeynta sheekadiisa – 6/10 IMDb Rating

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here