Home » Box Office » Maanta oo kale SRK, Hrithik iyo Akshay Kumar waxaa usoo baxeen filimo BIG HITS noqdeen

Maanta oo kale SRK, Hrithik iyo Akshay Kumar waxaa usoo baxeen filimo BIG HITS noqdeen

Maanta oo kale 8 August waa maalin u gaar ah sedexda Superstar ee sida weyn loo jecel yahay Shah Rukh Khan, Hrithik Roshan iyo Akshay Kumar madaama filimo waa weyn oo BIG HITS noqdeen tiyaatarada loo saaray xiliyo kala duwan:

CHENNAI EXPRESS (8 Aug 2013): waxaa wada jileen Shah Rukh Khan iyo Deepika Padukone waa filim Blockbuster ah:

Tiyaatarada la saaray: 3600

Maalinta kowaad – 30.48 Crore

Sedexda maalmood ugu horeyso – 86.28 Crore

Todobaadka kowaad – 139.70 Crore

Cimri ahaantiisa Lacagta nadiifka ah: 207.69cr

Lacagta canshuurta ka hor: 278.13cr

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 115 Crore

Saamiga kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 114.34 Crore

Lacagta suuqyada caalamka: $19.39

Lacagta isku darka dibad & dal: 335.92 Crore

Tirada guud ee Tikit u goosteen: 25-milyan iyo 227,000 oo qof

Lacagtiisa haddii sicirka maanta lagu jaangooyo: 242.60 Crore

Natiijadiisa rasmiga ah: BLOCKBUSTER

Qiimeynta sheekada filimkan IMDb Rating: 6/10 (42,453-qof ayaa u codeesay inuu yahay filim wanaagsan)

PARDES (8 Aug 1997): waxaa wada jileen Shah Rukh Khan iyo Mahima Chaudhary waa filim Super Hit ah.

Tiyaatarada la saaray: 210

Maalinta kowaad – 61 Lakh

Sedexda maalmood ugu horeyso – 2 Crore

Todobaadka kowaad – 3.64 Crore

Cimri ahaantiisa Lacagta nadiifka ah: 22.83cr

Lacagta canshuurta ka hor: 34.83cr

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 10 Crore

Saamiga kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 12.44 Crore

Lacagta suuqyada caalamka: $1.70M

Lacagta isku darka dibad & dal: 40.95 Crore

Tirada guud ee Tikit u goosteen: 20-milyan iyo 475,000 oo qof

Lacagtiisa haddii sicirka maanta lagu jaangooyo: 196.90 Crore

Natiijadiisa rasmiga ah: SUPER HIT

Qiimeynta sheekada filimkan IMDb Rating: 7/10 (11,969-qof ayaa u codeesay inuu yahay filim wanaagsan)

KOI MIL GAYA (8 Aug 2003): waxaa wada jileen Hrithik Roshan iyo Preity Zinta waa filim Super Hit ah.

Tiyaatarada la saaray: 450

Maalinta kowaad – 2.25 Crore

Sedexda maalmood ugu horeyso – 6.45 Crore

Todobaadka kowaad – 12.90 Crore

Cimri ahaantiisa Lacagta nadiifka ah: 47.19cr

Lacagta canshuurta ka hor: 72.49cr

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 30 Crore

Saamiga kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 28 Crore

Lacagta suuqyada caalamka: $2.15M

Lacagta isku darka dibad & dal: 82.32 Crore

Tirada guud ee Tikit u goosteen: 19-milyan iyo 432,000 oo qof

Lacagtiisa haddii sicirka maanta lagu jaangooyo: 186.87 Crore

Natiijadiisa rasmiga ah: SUPER HIT

Qiimeynta sheekada filimkan IMDb Rating: 7.1/10 (17,841-qof ayaa u codeesay inuu yahay filim wanaagsan)

SINGH IS KINNG (8 Aug 2008): waxaa wada jileen Akshay Kumar iyo Katrina Kaif waa filim Super Hit ah

Tiyaatarada la saaray: 1400

Maalinta kowaad – 7.38 Crore

Sedexda maalmood ugu horeyso – 25.53 Crore

Todobaadka kowaad – 39.38 Crore

Cimri ahaantiisa Lacagta nadiifka ah: 67.90cr

Lacagta canshuurta ka hor: 93.57cr

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 50 Crore

Saamiga kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 34.81 Crore

Lacagta suuqyada caalamka: $7.10M

Lacagta isku darka dibad & dal: 123.96 Crore

Tirada guud ee Tikit u goosteen: 14-milyan iyo 28,000 oo qof

Lacagtiisa haddii sicirka maanta lagu jaangooyo: 134.90 Crore

Natiijadiisa rasmiga ah: SUPER HIT

Qiimeynta sheekada filimkan IMDb Rating: 5.8/10 (12,308-qof ayaa u codeesay inuu yahay filim wanaagsan)

ENTERTAINMENT (8 Aug 2014): waxaa wada jileen Akshay Kumar iyo Tamannaah Bhatia waana FLOP.

Tiyaatarada la saaray: 2850

Maalinta kowaad – 8.97 Crore

Sedexda maalmood ugu horeyso – 31.25 Crore

Todobaadka kowaad – 49.90 Crore

Cimri ahaantiisa Lacagta nadiifka ah: 64.29cr

Lacagta canshuurta ka hor: 87.87cr

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 81 Crore

Saamiga kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen: 32.28 Crore

Lacagta suuqyada caalamka: $2.53M

Lacagta isku darka dibad & dal: 103.30 Crore

Tirada guud ee Tikit u goosteen: 8-milyan iyo 258,000 oo qof

Lacagtiisa haddii sicirka maanta lagu jaangooyo: 79.41 Crore

Natiijadiisa rasmiga ah: FLOP

Qiimeynta sheekada filimkan IMDb Rating: 4.7/10 (6,364-qof ayaa u codeesay inuu yahay filim wanaagsan)