Home » Box Office » Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Abhishek Iyo Aishwarya Filmkooda Guru Iyo Sida Uu Hit Ku Noqday!!

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Abhishek Iyo Aishwarya Filmkooda Guru Iyo Sida Uu Hit Ku Noqday!!

Guru waa film la daawaday maanta oo kale 12 Jan sanadkii 2007 waxaana hogaamiye ka ahaayen lamaanayasha Abhishek Bachchan iyo Aishwarya Rai Bachchan.

Filmkaan ayaa noqday Hit weyn sanadkii 2007 maadama daawadayasha ka heleen, hadaba waxaan idiin heyna qaabka uu Hit ku noqday filmkaan.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Guru iyo Sida Uu Hit Ku Noqday:

Director: Mani Ratnam

Jilaayaasha: Abhishek Bachchan, Aishwarya Rai Bachchan, Mithun Chakraborty, Vidya Balan, R.Madhavan iyo kuwa kale

Xiliga la daawaday: 12 January 2007

Tiyaatarada laga daawaday: 650

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 3.37 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 11.14 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 18.70 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 22 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 45.49 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 103.41 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 63.67 croreTirada tikit u goosatay – 1-malyan 7, 53000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 19.52 Crore

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 7.8/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *