Home » Nolosha Jilaayaasha » Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Akshay Kumar Filmkiisa Khiladiyon Ka Khiladi!!

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Akshay Kumar Filmkiisa Khiladiyon Ka Khiladi!!

Khiladiyon Ka Khiladi waa film dagaal ah oo ay wada jileen Akshay Kumar, Raveena Tandon, Indra Kumar, Rekha, Gulshan Grover iyo kuwa kale…

Maanta oo kale 14 June sanadkii 1996 ayaa la daawaday filmka Dev oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filmkaan Super Hit ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Govinda Umesh Mehra

Tiyaatarada laga daawaday: 230

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 90 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 2.48 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay:  4.51 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –6.75 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –  14.38 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 154.27 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 24.42 Crore

Tirada tikit u goosatay – 16-malyan 42,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 8.23 Crore

Natiijadiisa: Super Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 6.6/10