Home » Box Office » Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Akshay Kumar Filmkiisa Zulmi Ee Action-ka Ah!

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Akshay Kumar Filmkiisa Zulmi Ee Action-ka Ah!

Zulmu waa film dagaal ah oo ay hogaamiyal ka ahaayen Akshay Kumar iyo Twinkle Khanna halka Amrish Puri, Dalip Tahil, Aruna Irani iyo kuwa kale ay doorar muhiim ah ku lahaayen.

Maanta oo kale 16 April sanadkii 1999 ayaa la daawaday filmka Zulmi oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filmkaan Flop ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Kuku Kohli

Tiyaatarada laga daawaday: 170

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 37 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.62 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –3.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 2.74 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 22.73 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 4.70 Crore

Tirada tikit u goosatay – 2-malyan 364,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.20 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.2/10