Home » Nolosha Jilaayaasha » Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Emran Hashmi Filmkiisa Jannat Iyo Sida Uu Super Hit Ku Noqday!!

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Emran Hashmi Filmkiisa Jannat Iyo Sida Uu Super Hit Ku Noqday!!

Jannat waxaa hogaamiyaal ka ahaayen Emran Hashmi Iyo Sonal Chauhan waxaana la daawaday maanta oo kale isago ganacsi wacan sameyay sido kalena Super Hit noqday waliba mashruucan qeyb labaad ayaa laga sameyay.

Maanta oo kale 16 May sanadkii 2008 ayaa la daawaday filmka Jannat oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filmkaan Super Hit ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Kunal Deshmukh

Tiyaatarada laga daawaday: 825

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 2.64 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 8.97 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay:  14.24 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 10 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –  30.10 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 64.28 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 41.57 Crore

Tirada tikit u goosatay – 6-malyan 684,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 13.59 Crore

Natiijadiisa: Super Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 6.9/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *