Home » Box Office » Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Chalo America Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!!

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Chalo America Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!!

Chalo America waa mashruuc shactiro ah lana daawaday maanta oo kale waxana filmkaan hogaamiyaal ka ahaayen Aashish Chaudhary iyo Deven Bhojani waana film bu buray.

Maanta oo kale 12 Febraayo sanadkii 1999 ayaa la daawaday filimka Chalo America oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filimkan Disaster ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Piyush Jha

Tiyaatarada laga daawaday: 5

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 50 Rupees

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  2.50 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 4.50 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 35 Lakh

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 8.75 Lakh

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 38.08 Lakh

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 13.50 Lakh

Tirada tikit u goosatay –  39,600 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka  heleen – 3.12 Lakh

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 7.4/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *