Home » Nolosha Jilaayaasha » Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Jaceylka Ah Ee Sil Sila Hai Pyar Ka Iyo Heesihii Ugu Caansanayen Filmkaan (+Video)

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Jaceylka Ah Ee Sil Sila Hai Pyar Ka Iyo Heesihii Ugu Caansanayen Filmkaan (+Video)

Sil Sil Hai Pyar Ka waa film jaceyl ah oo ay wada jileen Chandrachur Singh iyo Karisma Kapoor halka Danny Denzonghpa , Johnny Lever iyo jilayaal kale muuqaalo muhiim ah kulahaayen iyo doorar muhiim ah.

Filmkaan waxaa la daawaday maanta oo kale 16 April sanadkii 1999 balse ganacsi ahaan mid bur buray oo lagu qasaaray inkasto heesaha mashruucan hirgaleen oo aad looga helay.

Heesaha filmkaan ugu caansan waxaa kamid ahaayen “Yeh Sil Sila Hai Pyar Ka”, “Yeh Dil Deewana Hai”, “Suno Suno” iyo kuwa kale.

Heesaha badnkooda waxaa ku luuqeyeen fanaaninta kala ah Kumar Sanu iyo lka Yagnik, hadaba nala daawo heesaha filmkaan ugu caansan halkaan hoose nalagala daawo….