Home » Box Office » Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Suniel Shetty Iyo Saif Ali Khan Filmkooda Ek Tha Raja Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday!!

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Suniel Shetty Iyo Saif Ali Khan Filmkooda Ek Tha Raja Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday!!

Ek Tha Raja waa film la daawaday maanta oo kale 12 Jan sanadkii 1996 waxaana hogaamiye ka ahaayen Bollywood Action Hero Suniel Shetty iyo Saif Ali Khan.

Filmkaan ayaa noqday Flop weyn sanadkii 1996 inkastoo qaab jiliinka jilayasha aad loogu amaanay hadana ganacsi ahaan waa mid lagu qasaaray.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Ek Tha Raja iyo Sida Uu Flop Ku Noqday:

Director: Dayal Nihalani

Jilaayaasha: Suniel Shetty, Saif Ali Khan, Aditya Pancholi,Neelam Kothari iyo kuwa kale

Xiliga la daawaday: 12 January 1996

Tiyaatarada laga daawaday: 145

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 37 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1.02 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.67 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 3.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 2.65 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 30.99 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 4.45 croreTirada tikit u goosatay – 3-malyan 2, 23000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.14 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 4.3/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *