Home » Box Office » Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Super Star Mithun Chakraborty Filmkiisa Caanka Ah Ee Hitler!!

Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Super Star Mithun Chakraborty Filmkiisa Caanka Ah Ee Hitler!!

Hitler waa film Action ah oo uu hogaamiye ka ahaa Super Star Mithun Chakraborty waxaa kaloo doorar muhiima kulahayen Johnny Lever, Shilpa Shirodkar, Mohnis Bahl iyo kuwa kale.

Maanta oo kale 15 May sanadkii 1998 ayaa la daawaday filmka Hitler oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filmkaan Flop ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: T.L.V.Prasad

Tiyaatarada laga daawaday: 125

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 25 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 65 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay:  1.08 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 2.25 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –  1.94 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 18.80 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 3.34 Crore

Tirada tikit u goosatay – 1-malyan 955,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 79 Lakh

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.5/10