Home » Nolosha Jilaayaasha » Maanta Wixii Kadambeya Anushaka Waxaa Loogu Yeeri Doona Anushka Sharma Kohli!!

Maanta Wixii Kadambeya Anushaka Waxaa Loogu Yeeri Doona Anushka Sharma Kohli!!

Atiriishada Anushka Sharma ayaa ugu dambeyn aqal gashay kadib markii shalay oo isniin aheyd kuna beegned taariikhda 11 Dec 2017 ay dhigatay aroos qaas ah.

Arooskan ayaa ah mid aanan dad loogu yeerin kaliyana ku ekaa qoyska uun waxaana lagu dhigay Italy sida horeyba loo ogaa.

Hadaba waxaa lashegay in Anushka magaceda magac raaci doono waayo horey waxay u ahed gabar balse maanta waa xaas oo waxaa qabo Virat Kohl.

Sidaa awged waxa lasiin doona magaca Virat sida caadada ah marka gabadha la guursadao ay qaadato magaca ninka.

Anushka waxaa hada kadib loogu yeeri doona Anushka Sharma Kohli halka magaca Kohli uu iska leeyahay Virat oo ah seyga qabo Anushka.

Dhanka shaqada Anushak filmkeda xiga waa Anand L Rai filmka uu iska leeyahay kaaso uu SRK ninka gaaban ku matalaayo waxaana filmkaan door kale kuleh Katrina Kaif ciida masiixiga sanadka dambe ayana la daawan doona.