Bollywood-Ka waxaa ka shaqaystaan aktaro badan kuwaaso kala dhaqan iyo diin duwan laakiin kaliya waxa ay wadaagaan magaca jilaa

laakiin jilaayaasha ugu caansan dalka india waxaa ay u badan yihiin kuwa haysta diinta islaamka sida Dilip Kumar , Amir Khan iyo Shah Rukh Khan kuwaaso dhawr jeer meelo fagaaro ah ku muujiyeen sida ay u jecel yihiin diintooda islaamka

haddaba maanta waxaa baraha bulshada lasoo dhigay sawiro u gaar ah aktarka Shah Rukh Khan kaaso xilliyo kala duwan la arko isagoo gacanta ku haysta tusbax kaaso muslimiinta ay ku cibaadaystaan

Fadlan hoos ka daawo sawirada Shah Rukh Khan oo gacanta ku haya tusbaxa Cibaadada

Shahrukh Khan arrive from Kolkata after KKR win

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here