Macalin ka Kooxda Manchester United ayaa sheegay in uu dib u heli karo laacibyada Edison Cavani, Van de Beek iyo Scott.
“ Scott, Donny iyo Edison Cavani waxaan rajaynaa inay diyaar u noqon karaa dhamaad asbuucaan. Lakiin ma hubo.
Sido kale Macalin Ole ayaa sheegay in uu san wali heli karin adeega Paul Pogba uu na maqnaan doono Tobobaad ya kale
“Paul wali waxa uu maqnaanayaa todobaadyo yar. Waa nasiib daro.” Ayuu waraysigiisa ku sheegay Macalin Ole
Manchester United ayaa maalinta Axada waxay u martin doontaa kooxda Chelsea kulan ka tirsan Horiyaal ka England.