Macalin Ole oo u hanjabay Kooxda Chelsea asagoona sheegay in ay dhinaca dhulka u dhigi doonaan

0
290
<> at Aon Training Complex on December 21, 2018 in Manchester, England.

Macalin ka Kooxda Manchester United Ole
Solskjaer ayaa sheegay in ay noqon karaan kooxdii ugu horeysay ee garaacda kooxda Chelsea tan iyo markii Thomas Tuchel shaqada la wareegay.

“Waxaan rajaynayaa inaan joojin karno. Taasi ayaa shaqadayda ah hada, Thomas wuu yimaaday waxa uu Chelsea ku sameyay isbadal.waxay inoo noqon doontaa tartan wayn.”

“Xaqiiqdii wax wanaagsan ayuu sameeyay. Wax fudud ma ahan in aad imaatid Xili ciyaareed oo meel dhexe maraayo. Sido kale waa inuu ku farxaa.” Ole Ayaa sidaas yiri

Labadan macalin ayaa horay iskaga hor imaaday 3 kulan. Thomas wuxuu markaas hogaaminayay Kooxda Reer France PSG.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here