Macluumaad layaab leh oo ku saabsan dumarka.

0
767

1-Dumarka ayaa cel-celis ahaan midkasta 120saacadood sanadkiiba kaga baxdaa iney isku eegto Muraayada taasoo ah ku dhawaad 5maalmood sanad kasta.

2-Dumarka ayaa waxay aad u jecelyihiin in ninka waxay u baahantahay indhaheeda ka akhristo taasoo marar badan sababta in xaalada cakirmato khaasatan markii la fahmi waayo.

3-Inta badan Dumarka wey necebyihiin iney socdaan gacmahooda oo maran sidaas owgeed waxay markasta gacanta ku qaataan Boorso, Buug, Fure, Moobeel iwm.

4-Maskaxda Dumarka waxay Unugyada maskaxda kala mid tahay midka Raga inkastoo maskaxda Raga ey ka weyntahay maskaxda dumarka cel-celis ahaan 9%.

Waxaana isla ekaanshahaas u sabab ah Unugyada maskaxda dumarka oo is dul saaran sidoo kalana ka cuf badan mida ninka.

5- 90 ilbiriqsi kasta aduunkaan naag ayaa dhimato sabab la xiriirto dhibaatooyinka uurka iyo dhalmada leeyihiin.

6-Majirto gabar aduunkaan ku nool oo labadeeda Naas isla egyihiin markasta mid ayaa weyn.

Weynaantaas wey muuqan kartaa ama mid aan la dareemi karin ayay noqon kartaa.

7-Cel-celis ahaa gabar kasta Muuqaalkeeda waxay ka fikirtaa maalinkasta 9jeer.

Sidaa oo ay tahayna kaliya 2% ayaa isku tilmaamo gabdho qurux badan.

Intooda badan in la amaano ayay jecelyihiin halkii ay is amaani lahaayeen.

8-Gabdhaha waxay u fikiraan si joogto ah waxayna ugu daran yihiin markey isku diyaarinayaan xaflad iwm.

Xiligaas oo kale maskaxdooda waxay u shaqeysaa si xowli ah iyagoo ka fikiraya qaabkuu muuqaalkooda u ekaan lahaa sidaas owgeed hadalo dhaliil ah waqtigaas ha u jeedin waxkasta oo afkaada kasoo baxayo amaan ha noqdeen waayo waqtigaas oo kale gabadha dhaliil ma xamili karto toos ayayna u niyad jabeysaa.

9-Inta badan dumarka kuma raaxeystaan waqtigooda macaan waxaana u sabab ah iyagoo mustaqbalka ka fikira.

10-Majiro hal qaanuun oo USA ka shaqeeyo kaasoo Naagta la simaayo Ninka sisaaxiibkiin
tahayna diinta islaamka ayay markasta ku dhaleeceeyaan in xuquuqda dumarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here