MACLUUMAAD QARIIB AH OO KAA YAABIN DOONAAN.

0
673

1-Ma ogtahay in noolaha ugu dheer aduunka ee Geriga uu maalintii seexdo 9daqiiqo sadax marxaladood.

2-Ma ogtahay in libaaxa uu ka cabsado codka qeylada Diiqa.

3-Codka ugu horeeyo ee uu aqoonsan karo ilmaha yar waa codka hooyadiisa.

4-Tirada lafaha qoorta insaanka waa todobo lafood (isku taxan) layaab-kuse wuxuu yahay in xayawaanka Gariga isna qoortiisa tahay 7lafood kaliya.

5-Shinida wey dhimataa markey qofka qaniinto, baritaanadana waxay sheegeen in shinida wax qaniinto markii howsheeda laga hor istaago ama laga xanaajiyo.

6-Quraanjada nooca loo yaqaano Safaax (jaad kamid ah quraanjo guduuda) waxaa lagu tiriyaa quraanjooyinka nooca ugu halista badan sidoo kale waxay duulaan ku qaadaa noocyada kale ee quraanjooyinka iyadoo la wareegto boqortooyadooda sidoo kale adoonsato.

7-Noocyada ugu waa weyn Caarada waxay ku nooshahay wadanka Brazil xili uu miisaankeeda gaaro in ka badan 58kg.

8-Inaad ku neefsato magaalada Mombay ee dalka Hindiya waxay lamid tahay adigoo cabay labo baako Sigaar ah.

Waxaana u sabab ah hawadeeda oo wasakheysan darteed.

9-Farta dhakhaatiirta oon la fahmi karin dartees dadka daawada qaldan loo qoro waxaa la sheegaa celcelis tirada ku dhimato sanadkii iney tahay ku dhawaad 7,000 oo bukaan.

10-Noolaha yaxaas waxaa la sheegaa inuu yahay noolaha kaliya ee afka qeybtiisa kore (qalka kore ) dhaqaajin karo markuu wax cunaayo.

Sidoo kale ma ogtahay in yaxaas markuu farxo uu ooyo.

11-Jirka insaanka waxaa laga helaa 206 lafood tan ugu yaabka badanse waxay tahay in dhirirka xididada halbowlayaasha ay gaaraan 600000km.

Qodobkee ka heshay oo ku cajabiyay??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here