Maanta oo kale sedex filim oo Soomaalida agtooda ku weyn sidoo kalena daawashadooda laga xiiso dhigeyn ayaa soo baxeyn balse dhanka gudaha Hindiya waxay heleen natiijooyin aysan u qalmin waxaaba ugu roon Ajay Devgn filimkiisa Naajayaz oo noqday Average halka Mithun filmkiisa caanka ah Sultan iyo Suniel Shetty filmkiisa Krodh ee 5-gabdhood walaalaha u yahay Flop noqdeen!

Xogta Filimka Naajayaz Oo Dhameestiran:

Jilaayaasha:Naseerrudin Shah, Ajay Devgn, Juhi Chawla & Deepak Tijori

Xiliga uu soo baxay: 17 Mar 1995

Tiyaatarada la saaray: 195

Cimri ahaantiisa lacagaha uu keenay: 5.89 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 3.25 Crore

Tiriada tikit u goosatay: 7-milyan iyo 296,000 oo qofood.

Lacagtii uu keenay sicirka maanta maxay u dhigantaa: 73 Crore

Natiijadiisa rasmiga ah: Average

Xogta Filimka Krodh Oo Dhameestiran:

Jilaayaasha: Suniel Shetty, Rambha, Apporva Agnihotri, Sakshi, Kader Khan, Johnny Lever.

Xiliga uu soo baxay: 17 Mar 2000

Tiyaatarada la saaray: 225

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay: 5.15 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay: 4.25 Crore

Tirida tikit u goosatay:3-milyan & 973,000 oo qofood.

Lacagtii uu keenay sicirka maanta maxay u dhigantaa: 40 Crore

Natiijadiisa rasmiga ah: Flop (sababta uu Flop u noqday waxay tahay kooxaha cajaladaha qeybiyaan lacag adag inay ku iibsadeen).

Xogta Filimka Sultan Oo Dhameestiran:

Jilaayaasha: Mithun Chakraborty, Shaina, Survana & Mukesh Rishi

Xiliga la daawaday: 17 Mar 2000

Tiyaatarada la saaray: 105

Cimri ahaantiisa ganacsiga uu sameeyay: 1.37 Crore

Lacagta lagu qarash gareeyay: 1.50 Crore

Tirida tikit u goosatay: 1-milyan & 261,000 oo qofood.

Lacagtii uu keenay sicirka maanta maxay u dhigantaa: 13 Crore

Natiidiisa rasmiga ah: Flop

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here