Home » . » Madadaalada Jimcada: Aamir Khan Iyo Salman Khan Filimka Andaz Apna Apna Doorkee Kula Wanaagsanaa

Madadaalada Jimcada: Aamir Khan Iyo Salman Khan Filimka Andaz Apna Apna Doorkee Kula Wanaagsanaa

Maanta waa jimco waana maalin nasasho ah sidaa daraadeed aqristayaasheen qiimaha leh waxaa u heeyna warbaxin madadaalo ah sida aad nooga barateen.

Filimka Andaz Apna Apna waa filim shactiro ah oo si weyn loo wada jacel yahay ilaa iyo hada waxaana la daawaday sanadii 1994 waana filim Classic ah.

Andaz Apna Apna oo la daawaday 1994-tii wxaa hogaamiye ka ahaa labada super star Aamir Khan iyo Salman Khan oo kula wehliyaan Karisma Kapoor iyo Raveena Tandon.

Haddaba Aqriste waxaa laga rabaa inaad nala fal gashaan waxaana maanta doorka noosaaran Aamir Khan iyo Salman filimkooda Andaz Apna Apna midka door ahaan wanaagsan.

Aamir iyo Salman labadaba hogaamiye ayay ka yihiin filimka Andaz Apna Apna laakiin aqriste nala wadaag doorka kusoo jiitay maadaama ladabaan jilaa filimkaas si weyn isku karan yihiin qaab shactiro ah ayagoo isku heysto Raveena oo ay u maleeyaan qof taajir ah.

Fadlan fikradaada nala wadaag maal maha soo aadan ayaan soo bandhigi doona natiijada labadaana jilaaa.

Fikradiina Waa Muhiim

 

 

22 Responses to Madadaalada Jimcada: Aamir Khan Iyo Salman Khan Filimka Andaz Apna Apna Doorkee Kula Wanaagsanaa

  1. Apik

    December 1, 2017 at 4:23 pm

    Labadaba kuma jiro mid Aan taageero u ahay laakin fimkaan si wanaagsan ayey umataleen labada doorna makala wanaagsana waa isku mid balse waxaa leyku dhaafey qaab jiliin! Jiliin hadii ladhahana Salman khan ayaa wacdaro dhigey flimkan waxaa kuusoo jiidaayo xagiisa waa salmaan! Amiir khan Shactaro hadii ladhaho wa laga wataa! Sidaas dardeed Aniga waxaan u codeeyey Salmaan khan

  2. azad caraale

    December 1, 2017 at 5:51 pm

    zxp amir iyo srk ayago flim ma wada sameyen
    xaggayga salman khan ayaa door fcnaa

  3. Mataam Ciideed

    December 1, 2017 at 6:08 pm

    Aamir khan ayaa door wanaagsanaa waayo qaab jilin ahaan aamir ayaa salaman aad ugu wanaagsan filimkaba isagaa loo daawanaaya

  4. cabdirashiid axmed rooble

    December 1, 2017 at 6:14 pm

    aamir khan ayaa booska koowaad ka haysto filimkan salman khan waayo mar walba gabadha ay isku haystaan aamir ayaa ku guulaysanaya.

  5. Hanad Oscar

    December 1, 2017 at 6:29 pm

    Aamir khan Ayaa ku laHaa

  6. m.Guursade

    December 1, 2017 at 6:52 pm

    wn ka xumahay ma codayn karo maxa yeelay man dawan filimka ANDAZ APNA waana jeclan laha in aab dawado filimkan ee bahda filimside wxd igu caawisan filimkan halka aan ka heli karo asagoo af somali ku turjuman

  7. rudwaandxt

    December 1, 2017 at 7:00 pm

    salman ayaa ka fiican mahad sanid bahda filimsid

  8. luqman

    December 1, 2017 at 7:02 pm

    aamir khan aya qaab jilin wanagsan aniga xagayga dhawr jer ayan dawaday waxan kahela aamir marka u aabihis oo timajare leh sheko qiyali ah ka dhadhicinayo iyago taajirin noqday aamir khan waa aabaha jilinka hindiya xita markad dawanaysa waxad daremaysa inu yahay atoraha filimka ee koowad aamir khan lkn salman khan u yahay sida caawiye

  9. ccm

    December 1, 2017 at 8:40 pm

    filimka waa filim shactiro ah xaqiiqdii salman ayaa aad kaaga qoslinaayo marka waxaan leeyahay salman

    labadaba ma taageero

  10. Bashir khan

    December 1, 2017 at 9:14 pm

    Salman khan

  11. Papio

    December 1, 2017 at 9:16 pm

    salman khan ayaa kuleh

  12. Br caio

    December 1, 2017 at 9:18 pm

    salman khan ayaa kuleh

  13. papio bashka

    December 1, 2017 at 9:20 pm

    salman khan ayaa loodaawadaa filimkaan

  14. ismaaciil sk

    December 1, 2017 at 11:03 pm

    ismaaciil sk

  15. ismaaciil sk

    December 1, 2017 at 11:05 pm

    sallu khan

  16. Mohamed

    December 2, 2017 at 12:46 am

    Aniga ahaan waa filimki iigu ficnaa ee shactiro ah aan daawado waana ka helay labadaba kalama dhacaan lakin xaga shactirada waxaa ku fican Salman Khan asaga ayaa filimkaan lo firsan kara Amir khan bosfican wuu helay lakin xaga shactirada waxaa loga fican yahay

  17. Yasir ahmed

    December 2, 2017 at 1:08 am

    Amiir khn ayaa filmkan kga qaab jilin wcn salman lkn siwcn ayey u mtaleen lbada doorba
    1aamir khn
    2 salman khn

  18. jk

    December 2, 2017 at 3:21 am

    salu bhai ayaa ku filimkan

  19. HR

    December 2, 2017 at 5:23 am

    runta hadii laga hadlo waxaa doorka fiican ee actornimada u qalma la siiyay aamir khan hadii runta la sheego oo taageerenimo laga soo tago aamir ayaa ah actorka filmka shactiro iyo wax walba wuu kaga fiicanyahy salman

  20. DAALO

    December 2, 2017 at 5:23 am

    aamir aan ila wngsn

  21. asal dhalad

    December 2, 2017 at 5:29 am

    aamir khan sadsaxda khaan waa kan ugu dabiya shactirada aamir ayaa ah furaha filmka andaz apna apna wx walba oo layaab leh isagaa samaynaya, salman khan door nacas nacas ah oo aan shactiro la oran karin buu ku leeyahy runta hadii laga hadlo aamir is the best

  22. xalay

    December 2, 2017 at 5:30 am

    aamir khan ayaa wangsn