aktarka door walba tijaabiya ee Ayushman Khurana ayaa markan waxa ku yaabsaday daawaadayaasha ka dib markii uu la yimid filimka ka hadlaya xiriirka dhex maraayo dadka isku jinsiga ah lagama daawado

Ayushmann Khurrana filimkaan wuxuu ku jilayaa wiil ragga damco wuxuuna jecel u qaadaa atooraha kale ee filimkan kula jiro laguna magacaabo Jitendra weliba labadan shumis dhex maraayo ayaa filimkan ku jiro inkastoo gabi ahaanba UAE filimkan laga diiday.

laakiin hadda filimkan waxaa aragti ka dhiibtay madaxweynaha dalka mareykanka ninka lagu magacaabo Donald Trump iyadoo Us President uu amaan u soo jeediyay filimkan Bollywood-ka  ee ka hadlaya gay-com’ ee Shubh Mangal Zyada Saavdhan ‘

waxaana Ammaanta Madaxweyne Trump ee filimka ay timidd kadib markii uu soo dhigay bartiisa twitter-ka baraha bulshada u ololeeya xuquuqda aadanaha iyo ololaha ‘LGBTQ + u ololeeyaha Peter Tatchell kaaso bartiisa Twitterka ku amaanay xiddigga Ayushmann Khurrana.

iyadoo warbixintaas ay kasoo fal-celiyeen dad gaaraya 12.5k waxaama dadka ka mid ah madaxweynaha dalka mareykanka Donald Trump kaaso soo qoray erayga “Great!” filimka Shubh Mangal Zyada Saavdhan’  waxaa tiyaatarada dalka inida la saaray maalintii shalay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here