Madhuri Dixit, Vidya Balan, Kajol Iyo Kuwa Kale Oo Il Jabinta Looga Haray Wiilasha Isha U Jabiyaan (Sawir+Video)

Waxaa maanta iyo shalay Internetka gil gishay atirishada Malayalam-ka ah ee Priya Prakash ayadoo il jabiskeda quruxda badan daawadayaasha la dhaceen kadib markii laga soo bandhigay heeska Malayalam-ka ah ee Manikya Malaraya Poovi.

Atirishadan ayaa ilaa hader la hadal hayaa baraha bulshada waxaana laga helay qaabka ay usameysay il jabinta ayadoo dhalin badan xidigtaan daba kaceen durbana taagero badan heshay.

Priya Prakash Varrier, Madhuri Dixit, Vidya Balan – actresses who winked their way into our hearts – view pics

Hadaba marka Priya meel la iska dhigo waxaa dib loo milicsaday atirishooyinka Bollywoodka iyo hada kahor marka ay dhacday inee dadka ku waashtan kadib marka ay shaashada il jabin aad u qurux badan indhaha dadkana soo jiidan karta ku muujiyen.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Atirishooyinka Il Jabinta looga haray Bollywoodka:

Aishwarya Rai Bachchan filmkii Ae Dil Hai Mushkil:

aishwarya wink

Deepika Padukone Filmkii Ram-Leela:

deepika wink

Kajol’s playful Filmkii Dilwale Dulhaniya Le Jayenge:

Kajol wink

Madhuri Dixit Filmkii Hum Aapke Hain Koun:

madhuri wink

Vidya Balan Filmkii The Dirty Picture:

vidya wink