Bollywoodka Waxaa laga qoraa badanaa dhacdooyin Xan kubilaawda kadibna Beenooba iyo kuwa Xaqiiqdooda banaanka yimaadaan

Kangana Renut waa Mid kamid ah Atariishooyinka ugu jiliinka fiican shaashada sidookalana ah afkar meelkasta kufac ah marmar nin ayee iskumaleydaa dhaqankeeda .

hadda kahor waxaa laga qoray inee Ajay devgan xariir qarsoodi ah layeelatay taasoo kaliftay inee kalaguuraan Kajol iyo ajay iyadoo cidkale ogaan walow gadaal laga sheegay furiina madhicin ….

Si lamid ah Hirithik ayee lasameesay xariir taasoo naftigeed warbaahinta lawadaagtay kadibna Hirithik oo ugabaxay balanti ….kangana ayaana caan ku ah Doodaha hadalheynta ka abuurma

labadi isbuuc udambeeyay kaliya sadax Shaqsi oo caan ah ayee afka lawada gashay waxaana kamid ah Nasrudiin shah (Jalwa) oo ugu dambeyn kutilmaamay dhiman dhiman kadib markee kuqabsatay Karan johar biladihiisa sidokale Amirkhan ayee diintiisa kuheesatay


Mida Ajay waa Xan Labada dhinac mid Lahoryimid warbaahinta majiro…balse fudeedka ee qabto awgii xankasto oo kusaabsan Kangana %70 runaa looqaataa waayo Maba ahan naag kacabsata ceeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here