Filim sameeyaha Mahesh Bhatt, oo dhawaanahan sameeynayay cinwaanno Kaladuwan, ayaa hor yimid Komoshinka Qaranka ee Haweenka (NCW) horaantii toddobaadkan si uu u caddeeyo eedeymaha xadgudubka anshax-xumada ah ee loo haysto filim sameeyahaan.

Kiiskan ayaa la sheegay inee kagudbisay u ololeeyaha shirkada qaabeynta sameysa Mahesh ayaa sheegay inuusan wax xiriir ah la laheyn Cidna Nolashiisana Carqalada lagadaayo.

Filim sameeyahaan ayaa horay dhowr fadeexo kudhacay oo kamid ahaa inuu saaxiib la’ahaa Gabarti uu jeclaa sushant singh iyo waliba inuu mar lagu xantay inuu gabadhiisa Pooja bhatt lajiiftay.

waxaana lagayaabaa hadii ee kubadato xanta iyo wararka laga qorayo fadeexooyinkiisa inuu is dilo ama nafsadiisa xaalad halis ah gasho walow qabiirkaan ceebahaan ceeba kawaaweyn horay usoomaray in lagu eeddeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here